Waxaa Magaalada Toronto lagu qabtay tartan kubadda cagta ah oo lagu maamusayay sannad guuradii 13aad ee shabakada xiddigaha.ca. Koobka kowaad waxaa ku tartamayay kooxaha All Stars iyo Afro-Canadian Soccer Club. Labadan kooxood ayaa raggii u soo saftay waxay u badnayeen xiddigihi hore ee kooxaha Serie A iyo xulka qaranka. Ciyaartan oo aad u xiiso badnayd, ayaa ugu dambeyntii waxaa 4-2 ay guusha ku raacday Afro-Canadian oo koobkii xalaaleystay. Koobkii labaad waxaa loo dhigay kooxda Bakri media iyo ciyaartooy laga soo kala xulay seddax kooxood. Kooxda Bakri ayaana koobkii la hooyatay. 1)Dr. Cali
Cusmaan Cali |
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line
|