• N. America Youth Challenge Cup Toronto 2015

Tartankii kubadda cagta ee la magac baxay America youth challenge cup Toronto 2015, ayaa si qurxoon shalay ugu bilowday magaalda Toronto. Tartankani oo ay kasoo qeybgaleen 9 kooxood ayaa ciyaarta Semi-finalka waxaa isugu soo haray 4 kooxood. Affartan kooxood ayaa waxay isu arki doonaa sida tan: Kitchiner Junior V Rochester NY iyo Downtown V Hamilton United.

Maqaalkan oo faa'faahsan oo weliba maqal iyo muuqaal ah filo goor dhow



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line