• Real Madrid Oo Raadineysa Kabtanka Arsenal Cesc Fabregas

Kabtanka kooxda Arsenal Cesc Fabregas ayaa sheegay iney runtahay sida ay qoreen wargeesyada sportgia ka hadlo qaarkooda, oo ah in kooxd Real Madria ay raadineyso. Fabregas ayaa intaa raaciyay in isaga iyo guddoomiyaha Real Madrid ay telefoon ku wada hadleen balse isaga aanu xiiseyneynin inuu ka mid noqda kooxdan.

Dhanka kale waxaa la sheegayaa in kooxda Barcellona ay iyaduna rabto iney soo ceshato Cesc Fabregas oo hore uga tirsanaa

Fabregas oo heshiis kula jiro kooxda Arsenal ilaa iyo 2014 ayaa sheegay inuu tixgelin doono heshiiskan, sidaa awgeedna aanu kooxna u ballan qaadin inuu u tagi doono.

W/D Mohamed Busuri
mbusuri@xiddigaha.ca



 

 

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line

  ;