• Istar Cup Oo Si Xarago Leh Ku Furmay

Waxaa magaalada Toronto si rasmi ah uga furmay Horyaalka 2012/2013 ee waalidiinta caruurta Afro-Can SC.

Koobkani loo tartamayo ayaa waxaa loogu magac daray Istar Cup, iyadoo lagu maamusay Istar Cali Ganey oo ah milkiilaha Istar Restaurant

Tartankan ayaa waxaa ka soo qeybgakay afar koox oo la kala yiraahdo: Horseed, Xiddigaha, Hilaac, iyo Dixon.

Ciyaartii furitaanka ayaa waxay dhexmartay kooxda Xiddigaha iyo Hilac FC.

Labadan kooxood ayaa daqiiqadihii ciyaarta isla dhaafi waayey 5-5

Ciyaartii labaad ayaa haddana waxaa foodda is daray kooxda Horseed iyo Dixon.

Gabagabadii ciyaarta ayaa kooxda Dixon ay 4-3 ay guusha ku raacday.

TEAM GP W D L GF GA PTS
Dixon 1 1 0 0 4 3 3
Xiddigaha 1 0 1 0 5 5 1
Hiilac 1 0 1 0 5 5 1
Horseed 1 0 0 1 3 4 0

Is araga 1aad (Andata)

Date Time Match
Oct.17,2012 7:30 pm Xiddigaha 5-5 Hilac
  8:30 pm Dixon 4-3 Horseed
Date Time Match
Oct.24,2012 7:30 pm Xiddigaha V Horseed
  8:30 pm Dixon V Hilac
Date Time Match
Oct.31,2012 7:30 pm Horseed V Hilac
  8:30 pm Dixon V Xiddigaha

Is araga 2aad (Ritorno)

Date Time Match
Nov.07,2012 7:30 pm Dixon V Horseed
  8:30 pm Hilac V Xiddigaha
Date Time Match
Nov.14,2012 7:30 pm Hilac V Dixon
  8:30 pm Xiddigaha V Horseed
Date Time Match
Nov.21,2012 7:30 pm Dixon V Xiddigaha
  8:30 pm Hilac V Horseed

 

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line