• Mataan Oo Wacdaro Ka Dhigay Columbus

Waxaa magaalada Columbus ee gobolka Ohio goor dhow lagu soo gabagabeeyay tartankii kubadda cagta oo ay ka soo qeybgaleen kooxo ka kala socda Canada Iyo USA

Sidoo kale waxaa tartankan ka soo qeybgalay macalliim iyo ciyartooydii magaca ku lahaa dalka Somaliya wagii nabadda.

Intii lagu dhex jiray tartankan ayaa casho sharaf loo sameeyay martidii ka soo qeybgashay tartankan.

Casho sharaftan kadib ayaa waxaa halkaasi ka hadlay Bashir Gelle iyo Mahad Cawale oo ka mid ahaa guddigii soo qaban qaabiyay tartankan.

Sidoo kale Mataan ayaa isagana halkaasi wacdaro ka dhigay.

W/D Mohamed Busuri

Daawasho wacan

 

 

 

 

 

 

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line