AL-FAQII
SESAME OIL

MALAB SAAFI
SUBUG SIXIN
SUBAG ARI

 

Waddamada North America ayaa marka la gaaro waqtiga Qaboobaha, qof waliba wuxuu raadiyaa wuxuu isku kululeyn lahaa. Haddaba AL-FAQII ayaa wuxuu kugu bishaareynayaa in sanadkani si aad qabowga uga hor tagto uu kuu keenay MALAB SAAFI AH, SALIID MACSARO (SESAME OIL), SUBUG SIXIN IYO SUBUG ARGI.

Hore u gaar yaan lagaa dhameysan Qabow yuu ku dilin!!

Si aad u iibsato Jumlo(Wholesale) la xiriir:

Abdi Said 001-647-889-1310 Toronto, Canada