• Soo Dhaweyntii Shiikha Ee Toronto

 

Waxaa magaalda Toronto lagu qabtay xaflada aad u ballaaran oo lagu soo dhaweynaayey Cabdulqadir Xaaji Daahir Shiikha oo dhawaan kasoo laabtay Muqdisho.

Macallim Shiikha ayaa intuu joogay Soomaaliya tababar kubadda koleyga ah halkaasi kusoo siiyay qaar ka mid ah macallimiinta iyo ciyaartooyda dalka.

Maqaalkani oo maqal iyo muuqaal ah halka sare ka daawo.

W/D Mohamed Busuri

Sawir Qaade: Mohamed Ganey

Film Qaade: Ali Bakri & Mahad Carabow

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line