• Albion Oo Dhulka Ku Jiiday Minnesota Tigers

 

Waxaa maanta la soo gabagabeeyay wareegii kowaad ee tartankii Today Somali Soccer Week Toronto 2012.

Ciyaartii ugu dambeysay ee wareega kowaad ayaa waxaa foodda is daray kooxda Albion iyo Minnesota Tigers. Ciyaartan oo aad u xiiso badnayd ayaa waxaa 3-2 ay guusha ku raacday kooxda Albion oo u soo gudubtay wareega labaad. Halka Minnesota Tigers ay boorsadooda ka xer xerteen Toronto.

Albin waxay ciyaarta Quarter Final la kulmi doontaa kooxda Seif Fc

Banadir Iyo Windsor Maxaa Kala Haysta

Ciyaartii labaad waxaa wada ciyaaray kooxda Windsor iyo Boston. Laban kooxood ayaa waxay isla dhaafi waayeen 2-2.

Kooxda Windosr oo hore u haystay hal dhibic ayaa bar bar dhacan ku yeelatay 2 dhibcood sidaan ugu soo gudubtay wareega labaad. Halka kooxda Boston ay hal dhibic oo keliya ay kula noqotay magaaladeedi Boston, kadib markii ay ciyaarteedi kowaadna ay guul darro la hooyatay.

Ciyaarta Quarter Finalka ayaa Windsor waxay la ciyaari doontaa Kooxda Banadir.

More pics coming soon

W/D Mohamed Busuri
mbusuri@xiddigaha.ca




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line