• Mike Tyson Oo Gubay $ 500 Milyan

Mike Tyson oo ahaa ciyaartoygii ugu da’da yaraa abid ee ku guuleysta horyaalka ferka cuslus
“Heavyweight champion”, ayaa intuu ciyaarayey wuxuu helay lacag lagu qiyaasay ilaa iyo 500 Milyan oo dollarka Mareykanka ah.

"Iron" Mike Tyson oo wareysi siiyay CNBC's "Power Lunch," ayaa sheegay inuu lacagtaasi oo
dhan uu ku qarash gareeyay Dahab, Garaawi iyo iyadoo inta badan ay ay ka qateen dumarkii ay kala tageen.

Tyson ayaa sheegay inuu ahaa feeryahan wanaagsan, balse aanu waxba ka aqoon sida loo maamulo cagta.
Sidoo kale Tyson ayaa yiri “Waxaan kala garan waayey asxaabta dhanta ah iyo kuwa asxaab
igula ahaa lacagta oo keliya” Inkastoo uu Tyson helay lacag intaa la eg, ayaa waxaa haddna la
yaab leh in sannadkii 2003 isaga lagu yeeshay lacag deyn ah oo gaareyso 23 Milyan Dollar.
Haddaba si uu uga bad baado in lagu qasbo inuu lacagtaa dib usoo celiyo ayaa waxay danta ku qasabtay inuu xareeyo Bankruptcy (Musalafnimo ama Kicid).

Tyson ayaa hadalkiisa kusoo gabagabeeyay inuu qaladaad badan galay, balse haddeer uu
oonayo inuu helo noolal caadi ah



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line