• Horyaalka 4aad Ee Afro-Canadian

Waxaa Magaalada Toronto si xiiso leh uga socda horyaalkii 4aad ee Afro-Canadian.

Horyaalkani oo furmay todobaadkii hore ayaa waxaa todobakani ciyaara aad u xiiso badan ay dhex martay kooxaha Dixon fc iyo Xiddigaha Fc.

Labadan kooxood ayaa soo bandhigay ciyaar ay farsamamadeeda aad u sareyso kuna dheehan aslaabo iyo is tixgelin. Ciyaartani ayaa waxay kusoo gaba gabowday 5-1 oo ay guusha ku raacday Xiddigaha Fc.

Ciyaartii labaad waxaa wada ciyaaray kooxda Hilac Fc iyo Muqdisho Fc oo ka wada tirsan Group B. Kooxda Hilac ayaana 5-2 ay guusha ku raacday.

GROUP A-TABLE

U12

TEAM MP W D L GF GA PTS
SEMCY 1 1 0 0 3 1 3
XIDDIGAHA FC 1 0 0 1 1 3 0
DIXON FC              

U14

TEAM MP W D L GF GA PTS
XIDDIGAHA FC 1 1 0 0 5 1 3
DIXON FC 1 0 0 1 1 5 0
SEMCY              

U16

TEAM MP W D L GF GA PTS
XIDDIGAHA FC              
DIXON FC              
SEMCY              

GROUP B-TABLE

U12

TEAM MP W D L GF GA PTS
MUQDISHO FC 1 0 1 0 3 3 1
HORSEED 1 0 1 0 3 3 1
HILAC FC              

U14

TEAM MP W D L GF GA PTS
HILAC 1 1 0 0 5 2 3
MUQDISHO FC 1 0 0 1 2 5 0
HORSEED              

U16

TEAM MP W D L GF GA PTS
HILAC FC              
HORSEED              
MUQDISHO FC              


 



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line