• Afro-Canadian Cup 2012

     

 

Waxaa magaalada Toronto ka furmay tartankii dhallinta da'da yar ee Afro-Canadian.

Tartankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay affar kooxood oo kala ah: Horseed, Hilac, Dixon iyo Xiddigaha.

Kooxahan ayaa koox kasta waxay ka kooban tahay U9 (Ciyaartooyda ay da'dooda ka yar tahay 9 jir) , U11(Ciyaartooyda ay da'dooda ka yar tahay 11 jir) , iyo U13(Ciyaartooyda ay da'dooda ka yar tahay 913jir).

Ciyaartii furitaanka ee tartankan ayaa waxaa lagu bilaabay kooxaha U 9. ciyaartii kowaadna waxaa wada ciyaaray Horseed iyo Dixon. Kooxda Horseed ayaan 2-0 ay guusha ku raacday. Ciyaartii labaad ayaa waxaa foodda is daray kooxda Hilac iyo Xiddigaha, Hiac ayaana 5-0ay guusha ku raacday.

Khamiisata dambe waxaa ciyaari doonaa kooxaha U 11.

 

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line