• Bahda Isboortiga ee Xaafada Howl wadaag ee kudhaqan Toronto oo soo dhaweeyay Cabdixakiim Cali Faaraxa

Bahweynta Sportiga ee Howl wadaag ee uu hogaaminayo Abdirashid Xersi "Bakin" ayaa casho soo dhaweyn ah magaalda Toronto ugu qabatatay Abdihakim Ali Farah oo ka yimid wadanka Sweden.

Xafladan oo si qurux badan losoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeybgalay Macallimintii iyo ciyaartooydii caanka ku ahaa garoomadii Somalia ee berisamaadkii,

Maqaalkani oo maqal iyo muuqaal aha xagga sare ka daawo




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line