• Macallim Tuke, Mohamed Xaaji iyo Bakin oo abaal marrino la guddoonsiiyay

 Xaflad loogu lagu xusayey Sanad Guuradii 18 aad ee Puntland ayaa lagu qabtay magaalada Toronto. Xafladan ayaa waxaa abaal marrin lagu guddoonsiiyay Macallim Tuke, Maxamed Xaaji iyo Cabdirashid Xersi Bakin iyagoo ku mutaystay kaalintii ay ka qateen horumarinta sportiga ee Puntlanad. Abaalmarintani ayaa waxaa bixisay uruka qurba joogta Puntland (PDF). Mohamed Abukar Hagi oo ah madaxa PDF ee Toronto ayaana seddaxdan Halyeeyo gudoonsiiyay Abaalmarrintan.



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line