• Horseed Iyo Bakri Media Oo La Kala Diray

Waxaa Magaalada Toronto si xiiso leh uga socda koobkii la magac baxay Koobka Nabadda.

Tartanka koobkani ayaa soo gaaray gabagabo iyadoo ciyaartii finalka ay isugu soo hareen kooxda Xiddigaha oo 5-0 dhulka ku soo jiiday Bakri Media iyo Amin Arts Team oo iyaduna 4-1 ku kala dirtay Horseed Fc.

Labadan kullan ayaa waxaa si fiican u dhex dhexaadiyay Garsoore Da'uud Cabdi.

Ciyaarta Finalka ayaa habeenimada Talaadada ee ay bishu tahay August 13,2013 lagu qaban doonaa garoonka la yiraahdo Soccer City.


 



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line