• Xiddigaha oo ku guuleysatay Eid Cup Toronto 2015

 

Kooxda Xiddigaha oo todobaadkii hore ku guuleystay Ramadan Cup, ayaa haddan todobadkan ku guuleysatay Eid Cup Toronto 2015 kadi markii ay 3-1 ku jiiday kooxda Universal.

Labdan kooxood ayaa waxay soo bandhigeen ciyaar aad u xiiso badan oo dadkii usoo daawashada tagay ay aad ula dhaceen.

Bilowgii ciyaartaba waxaa laba gool oo daran doori ah halkaasi ka dhalisay kooxda xiddigaha.

Intaa kadib ciyaartooyda kooxda Universal ayaa weerar kusoo qaaday gooka Xiddigaha iygaoo dhaliyaya goolkoodi 1aad.

Markii ay ciyaarta mareysay 2-1 ayaa Burhan yare goolkii 3aad u dhaliyay kooxdiisa Xiddigaha sidaana ay kooxd Univesal ku quusteen.

Dhamaadkii ciyaarta ayaa Mudan Baaburow oo ka yimid Washington DC koobkii Ciida ku gudoon siiyaya kooxda Xiddigaha




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line