• Reer Toronto oo goor kasta u taagan soo dhaweynta walaalaha soo booqda

Saciid Ismacil "Ika Case" , oo booqasho ku yimid Toronto ayaa bahweynta sportiga ay u qabteen ciyaar kubadda cagta ah oo lagu soo dhaweynayey iyo weliba casho sharaf.

Sidoo kale waxaa isagana casho soo dhaweyn ah Istar Restaurant loogu qabtay Cabdall Gurey oo goor dhoweyd ku laabtay magaalada London UK.

Haddba bahwenta Sportiga ee reer Toronto ayaa goor kasta heegan u ah soo dhaweynta walaalahooda dibada uga yimaada.

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line