• HILAC OO 1-0 ISAGA REEBTAY HORSEED

Ciyaartii labaad ee horyaalka Afro-Canadian ayaa waxaa isaga hor yimid kooxaha Hilac iyo Horseed.

Labadan kooxood oo iyagu ka kooban ciyaartooyda ay da'dooda ka yar tahay 12 jir (U12), ayaa soo bandhigay ciyaar aad u qurxoon.

Inkastoo labadani kooxdba ay si weyn isu weerareen haddan inta badan goolashii wey iska lumiyeen.

Ugu dambeyntii Cabdulqadir Xaaji oo lambarka 9aad u sitay kooxda Hilac ayaa gool halkaasi kooxdiisa uga dhaliyay. Goolkani ayayna kooxda Hilac guusha ku raacday.


 

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line