• Qori Tuurkii Somali Soccer Week Toronto 2012

Waxaa magaalada Toronto lagu qabtay qori tuurkii tartanka Todobaadka Soomaalida (Somali Week) ee kubada cagta.

Sannadkan ayaa waxaa tartankan ka soo qeybgalaya 14kooxood. Kooxahan ayaa waxaa loo qeybiyya 4 qeybood(Group) oo ah sida hoos ku qoran.

Labada kooxood ee ugu dhibcaha badan ayaa qeyb kasta ka soo bixi doontaa una gudbi doonaa wareega labaad.

Tartankan oo Toronto ka furmi doona bisha June 28, 2012 ayaa waxaa ciyaarta furitaanka wada ciyaari doontaa Iftin iyo Dixon FC, ciyaarta labaad ee isla maalintaa waxaa wada kulmi doonaa Ohio & Winnipeg. Halka ciyaarta seddaxaad ay foodda is dari doonaan Somali United iyo Hilac FC.

Maalinta xigta ee ay bishu tahay June 29,2012 waxaa la qaban doonaa seddax ciyaar oo kal ah: Rochester NY V Edmonton, Albin V Banadir iyo Windsor V Seif FC

Group A

Team Pld W D L GF GA GD Pts
Dixon FC







Iftin







Ohio







winnipeg








Group B

Team Pld W D L GF GA GD Pts
Hilac FC







Somali United







Rochester NY







Edmonton








Group C

Team Pld W D L GF GA GD Pts
Albion







Banadir







Minnesota







Group D

Team Pld W D L GF GA GD Pts
Windsor







Seif FC







Boston







 

Date Time Match
June 28, 2012 5:00 pm Iftin V Dixon FC
7:00 pm Ohio V Winnipeg
  9:00 pm Hilaac V Somali United
Date Time Match
June 29, 2012 5:00 pm Rochestr NY V Edmonton
7:00 pm Albion V Banadir
  9:00 pm Windsor V Seif FC

Isku aadka kooxaha oo dhameystirn iyo sharciga lagu maamulayo tartanka la soco goor dhow.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line