• Jahuur oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Toronto

Waxaa Magaalada Toronto si diiran loogu soo dhaweeyay golhayahii hore ee kooxda Horseed Maxamed Cabdi Cumar "Jahuur".

Xafladan ayaa waxaa si diiran u soo qaban qaabiyay Afro-Canadian Soccer Club.

Xafladan oo maqal iyo muuqaal ah halka sare ka daawo

Dhamaan sawiradii oo dhan la soco goor dhow.

Film qaade: Jamal Dirie

Sawir qaade: Mohamed Ganey


 



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line