• Mudne Dahir A. Kulmiye Oo Xaflad Heer Sare Loogu Qabtay Toronto

     

 

Waxaa magaalada Toronto lagu qabtay xaflad aad u heer sareysa oo lagu soo dhaweynaayey Mudane Dahir A. Kulmiye iyo wafdigii uu hogaaminaayey ee reer London.

Mudane Kulmiye ayaa xafladan ka sheegay inuu isu sharixi doono jagada Guddoomiyaha GOS.

Xafladan ayaa waxaa ka soo qeybgalay dadweyne aad u tiro badan iyo dhamaan hahweyta sportige ee toronto.

Sida ay u dhacday xafladan oo maqal iyo muuqaal ah la soco goor dhow.

W/D Mohamed Busuri

Sawir Qaade Mohamed Ganey




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line