MAAMULKA CUSUB
EE URURKA SSIFO

Toddobaadyadii aynu ka soo gudubnay waxaa
shirar isdabajoog ah ay uga socdeen magaalada London bahweynta
kubadda koleyga ee ku midoobay ururka SSIFO ( Somali Sports
& International Friendship Organisation) Kaas oo kulankii
sanadkaan ay ka soo qayb galeen dhamaan xubnahii kale ee ururka
oo ka kala yimid Maraykanka, Canada, Qatar, UAE iyo wadamo
badan oo ka tirsan Europe. Ujeedada shirarkaasi ayaa waxay
ahayd kulan iyo ka hadal, sidii kobcinta iyo horumarinta kubbadda
koleyga Soomaaliyeed looga qayb qaadan lahaa. Qaasatana sidii
looga badbaadin lahaa falalka iyo dhaqamada xun xun Ubadka
Soomaaliyeed ee qurbaha nagula nool. Waxaa iyaduna halkaasi
lagu lafo guray qaabka ugu wanaagsan oo ay u wada shaqayn
karaan Bahda kubadda koleyga Qurbaha iyo xiriirka Soomaaliyeed
ee kubadda koleyga iyo weliba kan Olymbikada. Shirarkaasi
ayaa gunaanadkii waxaa lagu doortay, hoggaanka maamulka Ururka
SSIFO wedi lahaa mudada 2da sano ee soo socoto. Kaasi oo noqon
doono mid guud ahaanba ay ku midaysan yihiin bahwaynta kubadda
koleyga. Waxaana xubnihii la doortay ay kala ahaayeen sidan:
GUDDIGA FULINTA EE SSIFO ( Somali Sports & International
Friendship Organization )
1 Cabdi Maxamed Ciye (Cabdi dheere) Guddoomiye Canada
2 C/raxmaan Maxamud Gohad (shiino) Guddoomiye Xigeen UK
3 Xasan Maxamed Faarax (John ) Xoghaye UK
4 Cabdulqaadir Xaaji Daahir (Shiikha) Xoghaye USA
5 Axmed Muuse Xuseen Dhaqaalaha Germany
6 Idiris Ibrahim Suleymaan Dhaqaalaha USA
7 Miski Cumar Hobar Wakiilka Dumarka UK
GUDDIGA DHEXE EE SSIFO
Cismaan Maxamed Xalane(Xarash) Xubin
Cismaan Xuseen Xaaji (Shiis) “
Cabdicasiis Maxamed Guuleed (C/Xalwo)
Abuukar Axmed Maxamed (A/Shiino)
Cabdi Nuur Jaamac (C/Dibutaati)
Ibraahim Jumcaale Cabdi (Buruko)
Daa'uud Axmed Dheere
Axmed Maxamed Saalax (A/Diinaash)
Maxamed Xaaji Cali
Xasan Maxamed (Xasan Garre)
Bashiir Maxamed Yuusuf
Maxamed Shiikh Muuse
Cumar C/qaadir Baarajab
C/llahi Xaaji Cilmi Ereg (Xaaji)
Suleymaan Maxamed Cali
Bashiir Cabdi Daahir
Axmed Daahir Axmed
Yuusuf Cumar xaaji (Y/Doolow)
Xaawo sheikh Axmed (X/Taako)
Luul Aadan Shiddo
Shukri Dhalbaas
Safiyo M. Gudaal (S/Neero) Sidoo kale waxaa halkaasi lagu
magacaabay guddiyo kala duwan iyo Wakiilo oo dhammaantoodba
ka shaqayn doona horumarinta kubadda koleyga Soomaaliyeed,
kuwaasi oo kala ah:
WAKIILADA KUBADDA KOLEYGA SSIFO
Mohamed Faarax Qambi Canada
C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey) USA
Abuukar Abanuur Wakiilka SSIFO ee Europe
Xaawo Maxamuud Cabdulle (X/Kiin) Germany
Cabdullahi Cali Cumar Netherland
C/llahi Xaaji Cilmi Ereg (Xaaji) Sweden
Maxamed Xaaji Ali Wakiilka Carabta
Cumar Cabdulqaadir Baarajab Dubai
Cabdullahi Xuseen Gedle(Afweyne) Qatar
Mahad Faarax Xayir Australia
C/qaadir Cali yuusuf Yemen
Cali Maxamed Colaad (C/Baashi) Sacuudi carabiya
Osmaan Maxamed Ga'al Italy
WAKIILKA SSIFO EE XIRIIRKA SOOMALIYEED EE K/KOLEYGA
Abdirahman Mohamud Gohad (Shino)
GUDDIGA ODOYAASHA SSIFO
Mohamed Farah Axmed
Aadan Hersi Jaan'goan (Adaamo)
Axmed Maxamed Cabdi (A/Carab)
Cabdulqaadir Isoo mareey
Cali Cismaan Cali
Abuukar Abanuur
Cabdi Cali Macallin
Cismaan Maxamed Xalane (Xarash)
Axmed Cabdi Daahir (A/shell)
Cismaan Xuseen Xaaji (Shiis)
C/llahi Axmed Tarabi
Axmed Sheelaro
Warsame Ali Abdi
Mohamed Macallin
A/rahman Salah Matiite
Sacad Omar Geedi
Mohamed M. Tarax (Aarkey)
Mohamed Buuwe
Cumar Cismaan Waasuge (C/Ringo)
C/raxmaan Shiikh Muumin (R/Doob)
Xasan Muuse
Maxamuud Calasoow (gocoso)
Jaamac Guulwade
Abuukar Cali jimcaale
Dr. C/raxmaan Omar Maxamed (cunaaye)
Maxamuud Ismaaciil
Maxamed Cali Xaaji (Weerow)
Shaacir Shiikhoow
Cabdi Calasow Raage
C/llahi Hantulle
Shiine Madoobe
Maxamuud Cabdi Cawad(Gees)
Aadan Cabdi Maxamed (Qardhaas)
C/llahi xuseen Gedle (Afweyne)
C/raxmaan sheikh Maxamed Mahdi
Xasan Cabdi Kaynaan
C/ladhiif Maxamed Afdhuub
Fu'aad Shiikh Ibraahim (F/Fujuu)
Maxamed Mukhtaar sheikh
Xasan Maxamed (X.Geela)
Cali Faarax Siyaad
Maxamuud Cali Calasoow (Jaani dheere)
Xuseen Cilmi Cali (Otto dheere)
Bashiir C/llahi Cali (Bashiir Gurey)
Cabdi Maxamed Muuse
Isaaq Nuur Jileey
Maxamed Aadan Hersi
Cabdi Guure
Ciise Dheere
C/qaadir Khaliif Xersi (Biina)
Abukaato Daahir
Cabdi Cali Xaashi (Cabdi OK)
Aways Daahiye xaashi
GUDDIGA TARTAMADA & FARSAMADA SSIFO
Bashiir Cabdi Daahir Guddoomiye
Abuukar Abanuur Guiddoomiye Xigeen
Bashiir Maxamed Yuusuf (B/Fox) Xubin
Abuukar Axmed Maxamed (A/Siino) “
Axmed Muuse Xuseen “
GUDDIGA ISBOORTIGA HAWEENKA SSIFO
Miski Cumar Hobar Guddoomiye
Xaawo Sh. Axmed (X/Taako) Xubin
Luul Aadan Shiddo “
Shukri Dhalbaas
Safiyo M. gudaal (S/Neero)
Diib Cabdi Jaamac
Nuuno Cumar Waasuge
Bakiin Maaxi Macallin
Jamiilo Yuusuf
Layla Faarax Garaaad
Khadiijo Abdi Gacal (Naley)
Samsam Xaaji Geelle
Gani Xasan Nuur
Deeqo Cawil
Fartuun Axmed
Nimco Axmed (N/ Kenyati)
Xaawo Hiiraan
Xaawo Maxamuud Cabdulle
Astur Jaamac
Saynab A. Xamari
Sahro Abdi Dhuux
Sucaad Diiriye
Safiyo Axmed Maxamed
Caasho Khadar
Nadiifo Ibraahim iidoow
Saciido Abuukar Wariiri
Luul Cismaan Sabriye
Deeqo Maxamed Siyaad
Saciido C/qaadir Sanuura
Cibaado Cabdi Warsame
Hodan Muuse Galaal
Khadra Cali Saciid
GUDDIGA TABABARAYAASHA SSIFO
Cismaan Xuseen Xaaji (Shiis) Guddoomiye
Cabdi Nuur Jaamac (C/Dibutaati) Guiddoomiye Xigeen
Cismaan Cali Abanuur (Buruno) Guddoomiye Xigeen
Idiris Ibraahim Suleiman Xubin
Axmed Daahir Axmed “
Bashiir Maxamed Yuusuf (FOX)
Cumar C/qaadir Baarajab
Maxamed Shiikh Muuse
Abuukar Axmed Maxamed (A/Siino)
C/qaadir Xaaji Daahir (Shiikha)
Daa'uud Axmed Dheere
Cabdulle Xersi Cabdulle
Cumar Maxamed Cumar (C/Anyeelo)
Axmadey M. Abuukar (Axmadey B)
C/qani Cabdullahi Hilowle (C/Jeenyo)
Safiyo M. Gudaal (S/Neero)
Shukri Dhalbaas
C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey)
Suleymaan Maxamed Cali
Faarax Jaamac Nuur (Oday)
C/qaadir Cabdi Garweyne
Axmed Cabdulle Xirsi (A/Bile)
Saciid Geeseey Gacal
Maxamed Shiikh Abdi (Wali)
Xirsi Faarax Xayir ( Germany )
Miski Cumar Hobar
C/qaadir Jaamac Muuse (Dhamme)
Axmed C/llahi Xasan (A/Tuke)
Siyad Daahir (Leister)
Naasir Sulayman Omar (saqbadhe)
Mustaf Gabdhoow
Cabdi Unguufo
Maxamuud Ciise Faarax
Saciid Axmed Cismaan (S/Dheere)
C/qaadir Muuse Axmed (Jaangoow)
Cabdulqaadir Cabdi (Sancada)
Fartuun Axmed ( Cali dheere)
Gani Xasan Nuur
C/llahi Xasan Dhaqaale
Yaasiin Maaxi Macallin
Rashiid Doob
Xaawo Hiiraan
Nimco Maxamed Axmed (N/Kenyaati)
Cali Abuukar ( Cali Gureey)
Cabdirisaaq Direey
Mahad Cabdi Maxamuud (M.Bilik)
C/llahi Cilmi (C/llahi Wardhiigley)
Bashiir C/llahi Cali (Bashiir Gurey)
Nuuraddiin Cali Saciid
C/casiis Loow
Cali Yuusuf
Muriidi Yaaweli (Muriidi dheere)
Bashiir Macallin Cilmi
Liibaan Daahir Yuusuf
C/qaadir Daahir Axmed
Maxamed Cismaan Isaaq
Baashi Boglaawe
Asad Xaashi Faarax
Maxamede C/llahi Axmed (Catoosh)
Cusmaan Uuseey
Ing. Jabriil Axmed
C/rashiid Doob
C/risaaq Ugaas
Guuleed Aadan Hersi
Cumar Cadde
Hassan Muuse
Hassan Shafal
C/qaadir (Faasaco)
Cabdull (Bukaaso)
C/rahmaan Xussein Qambi
C/qaadir Maxamuud Afrax (Abdull)
Raage Maariyaa
Cabdullahi Aaboow
Yuusuf Muuse Xuseen
GUDDIGA GARSOORAYAASHA SSIFO
Cismaan Maxamud Xalane Guddoomiyaha Teknikada Garsoorayaasha
Axmed Maxamed Saalax (A/Diinaash) Guddoomiye Xigeen
Ilyaas Ismaaciil Xubin
Maxamed C/llahi (Carabeeto) “
Maxamed Xaaji Cali
Maxamed Aadan Jeelle
Maxamed Cabdullaahi Cali (M Yare)
Maxamed Mukhtaar Sheikh
Samatar Axmed
Ismaaciil Dheere
Sharmaarke Axmed ( UK )
Cali Nuur Bullaale
WAKIILADA SSIFO EE DIASPORA
Cabdullahi Cilmi Ereg (Xaaji) Guddoomiye
Maxamuud Ciise Faarax Xubin
C/jabaar Maxamed Iimaan Xubin
Faarax jaamac Nuur Xubin
Axmed Xirsi Cabdulle Xubin
MAAMULKA MEDIA-HA URURKA SSIFO
Maxamuud Cali Calasow (Jaani dheere) Guddoomiye
Maxamed Shiikh Abdi (Wali) Guddoomiye Xigeen
Xasan Maxamed Faarax (John) Xubin
C/qaadir Xaaji Daahir (Shiikha) Xubin
Daa'uud Axmed Dheere Xubin
Maxamed Mukhtar Sheikh Xubin
Sacad Cumar Geedi Xubin
GUDDIYADA & HAWLAHA AY QABAN DOONAAN
Guddiga dhexe:
La xisaabtanka guddiga fulinta xubnihiisa labadii sanoba
mar.
Xubnaha guddiga fulinta waa la badali karaa si doorasho ah.
Labadii sanoba mar ayaa doorashada la qabanayaa. Xubnaha guddiga
fulintana waa isa soo sharaxi karaan mar kale hadday doonaan.
La socoshada iyo talo siinta xubnaha guddiga fulinta.
Wakiilka SSIFO ee xiriirka Soomaaliyeed ee K/Koleyga:
La xiriirida, Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda koleyga, isla
markaana uu si toos ah ula shaqeeyo xiriirka.
Guddiga Odayaasha SSIFO
Inay talooyinkooda ugu deeqaan ururka SSIFO oo u arka, inay
yihiin halgamayaal u soo halgamay Isboortiga Soomaaliyeed,
kaalintooda iyo taladoodana ay tahay lama huraan.
Guddiga Tartamada iyo farsamada SSIFO
Inay la socdaan oo ay goobjoog ka ahaadaan cayaaraha K/koleyga
SSIFO ay qabanqaabiso.
Inay dajiyaan shuruucdii lagu maamuli lahaa tartamada, iyaga
oo waliba la shaqaynaya guddiga garsoorayaasha.
Guddiga Isboortiga Haweenka SSIFO
In ay ka shaqeeyaan xiriirinta iyo isku keenida gabdhihii
hore iyo abuurida hablo da'yar oo ka qayb qaata cayaaraha
iyo tartamada SSIFO ay qabanqaabiso.
In wakiilka Dumarka ay mas'uul uga tahay intooda kale, la
socodka dhaqdhaqaaqa Ururka ayna gaarsiiso xaalada meeshay
marayso.
In ay gudiga u soo gudbiso, wixii horumar ah ay Dumarku sameeyaan
iyo baahidooda, si ayagana axwaashooda loola socdo.
Guddiga Tababarayaasha
In ay abuuraan kooxo kubadda Koleyga oo da'dooda ka bilaabato
7 Jir ilaa 20 jir.
In la raadiyo caruurta Soomaaliyeed ee farsamadooda sarreyso
Talantiga ah , si looga qayb galiyo tartamada caalamiga ah.
In macluumaadka cayaartooyda ay ururiyaan, una gudbiyaan guddoomiyaha,
tababarayaasha ama xoghaynta Ururka si ay u fududaato helitaanka
ciyaartooyga xulka qaranka loo raadinayo inuu matalo.
Guddiga Garsoorayaasha
Inay la wareegaan hoggaanka garsoorka xilliyada ay socdaan
tartamada cayaaraha SSIFO, iyaga oo si toos ah ula shaqaynaya
guddiga farsamada.
WAKIILADA KUBADDA KOLEYGA EE SSIFO
Inay la socdaan dhaqdhaqaaqyada isboortiga kubadda koleyga
ee ka socda meelaha ay mas'uulka ka yihiin, Amaba ay abaabulaan
tartamo ciyaareed oo SSIFO ay maamusho.
Inay raadiyaan ciyaartooyda matali kara qaranka Soomaaliyeed
ee ku nool meelaha ay joogaan , warbixin toos ah u soo diraan
xoghaynta ururka SSIFO
WAKIILADA SSIFO EE DIASPORA
In ay soo diyaariyaan barnaamijyada kubadda Koleyga ee Ururka
SSIFO kaga aadan qurbaha.
In ay si toos ah ula xiriiraan xoghaynta ururka iyo guddoomiyaha
tababarayaasha.
MEDIAHA URURKA SSIFO
Inay baahiyaan waxqabadka ururka SSIFO iyo barnaamijyada
Ururka.
Inay diyaariyaan barnaamijyo wacyi gelin bulsho siiba dhalinyarada.
SIYAASADDA URURKA SSIFO
Siyaasadda ururka SSIFO waxay tahay in aanan cidna waxna
loogu dhimin, oo ururku uu noqdo mid loogu adeegayo, waxna
loogu qabanayo dhallaanka Soomaaliyeed ee dalka gudahiisa
iyo dibaddiisaba ku nool. Waxaa kale oo ay siyaasadda ururka
SSIFO tahay in lala shaqeeyo cid kasta oo Soomaaliyeed oo
ka shaqaynaysa horumarinta kubadda koleyga iyo in la soo saaro
Jiil Soomaaliyeed oo magaca qaranka soomaaliyeed meel sare
gaarsiiya. Waxaa ururka ka reeban, in uu gacan siiyo wax kasta
oo u muuqan kara inuu kala dilayo ama iska horkeenayo isboortiga
Soomaaliyeed.
Fiiro Gaar ah:
waxaa suuro gal ahayn, inaan qoraalkaan ku soo koobno gabi
ahaan ama la xiriirno bahdii kubadda koleyga ee ku kala firirsan
dunida daafaheeda. Waxaana ururka xubin ka ah dhamaan wixii
shalay iyo maanta qayb ka qaatay cayaarista kubadda kolayga,
waayo waxa loo furay ururka waa bahdii kubadda kolayga. Sidaasi
darteed qof kastaa oo ka mid ahaa bahdii kubadda koleyga ama
shaqsi kastaa oo danaynaya inuu gacan ka gaysto horumarinta
kubadda koleyga Soomaaliyeed oo ay ku bahoobeen ururka SSIFO.
Waxaan diyaar ula nahay in aan ku soo dhaweyno si gacmo furan.
Anigoo ku hadlayo magaca maamulka iyo dhamaan ka soo qaybgalayaasha
kulankii SSIFO 2008 LONDON waxaan u mahad celineynaa qaban
qaabiyayaashii sanadkan yar iyo wayn, wiilal iyo gabdho caamo
iyo ciroolo sidii diiraneyd ee hagarla'aanta iyo kalgacaltooyada
lahayd ee naloogu soo dhaweeyey wadanka UK. Guddoomiyaha ururka
SSIFO
Cabdi Maxamed Ciye (Cabdi dheere)
