• Qado Sharaf Loo Sameeyay Martidii UK & USA

Waxaa magaalada Toronto qado sharaf loogu qabtay martidii ka socotay UK & USA. Maridan ayaa Toronto u yimid iney ka qeybgalaan Today Somali Week Toronto 2015.

Qado sharaftani ayaa waxaa soo qaban qaabiyay bahweynta sportiga ee Toronto oo ay hogaaminayee Diini Nuur "Diinay", Xassan Tuke, Abdirashid Bakin, Ahmadey B iyo Abdirabe.

Qado sharaftan oo maqal iyo muuqaal ah iyo weliba dhamaan sawiradii oo dhan la soco goor dhow

 



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line