• Manchester United Oo 3-1 Kaga Taqalustay Aresnal

 

Kooxda Manchester United ayaa 3-1 gurigeeda kaga badisay Arsenal iyagoo isaga horyimid ciyaarta semi-finalka ee Champions League.

Man. United ayaa haddeer u taagan ciyaarta Finalka oo ka dhici doonta garoonka weyn ee Roma ee waddanka Talyaaniga, bishan May 27,2009.

United oo iyadu heysata koobkan ayaa rajeyneysaa iney ku celiso gurigeeda.


 

 

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line