• Xiddigaha & Semcy oo Final isugu soo haray
a

Waxaa magaalada Toronto si xiiso leh uga socdaa tartankii la magac baxay March Break Soccer Tournament.

Tartnkani ayaa waxaa ku loolamaya 4 kooxood oo kala ah: Secmy, Horseed, Xiddigaha & Muqdisho FC.

Koox kasta waxay lasoo shirtagtay 3 kooxood oo ay da'dooda tahay U12 U14 & U16

Maalintii ismiinta (Monday) oo ay bishu ahayd March16,2005. ayaa la furay tartankani waxaana wada ciyaaray carurta ay da'dood ka hooseyso 12 jir (U12)

.

Ciyaarihii dhacay maalintaa ayaa waxaa loo kala badiyay sidan tan hoos ku qoran:

Game 1: Semcy 6-1 Muqdisho

Game 2: Xiddigaha 4-1 Horseed

Game 3: Muqdisho Fc 1- 5 Xiddigaha

Gamev 4: Horseed 3-3 Semcy

Game 5:Muadisho 1-4 Horseed

Game 6 Semcy 1-0 Xiddigaha

U14

Maalintii talaadada oo ay bishu ahayd March17,2005. ayaa waxaa wada ciyaaray ciyaartooyda ay da'dooda ka yar tahay 14 jir (U14).

Kooxihii ayaa waxay u kala badiyeen sidan tan hoos ku qoran:

Game 1: Semcy 12:2 Muqdisho

Game 2: Xiddigaha 4-1 Horseed

Game 3: Muqdisho Fc 0-7 Xiddigaha

Gamev 4: Horseed 2-4 Semcy

Game 5:Muadish 0-2 Horsed

Game 6 Semcy 0-0 Xiddigaha

Waxaa ciyaarta finlka isugu soo haraxy kooxdaha Xiddigaha iyu Semcy oo iyagu dhibcihii ugu badnaa halkaa ku aruursaday, haddii ay ahaan lahayd U12 iyoU14 labaduba

Berrito waxa wada ciyaari doonaa U16 Labada kooxood ee ugu dhibcaha badan waxay usoo gudbi donaan finalka.

Dhamaan ciyaaraha finalka waxa la wada ciyaari doonaa maaninta Khamiista (Thursday) oo ay bishu tahay March 19, 2015

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line