• Shiikha & Bruno oo loo magacaabay Macallimiinta Xulka Qaranka

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada kolayga ayaa  soo saaray wareegto  lagu  magacaabayo macalimiinta qaybaha kale gedisan ee xulka qarankan kubbadda Kolayga Soomaaliyeed.

Macallim Cabdulqadir Shiikha ayaa loo magacaabay tababaraha wiilasha xulka qaranka kubadda koleyga. Macallim Bruno ayaa isagana loo magacaabay tababare ku xigeen

Waraagtadan uu ku saxiixnaa guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda Kolayga Mudane Cabdullahi Nuur Maxamed Cadaani  ayaa lagu magacaabay  21 Macalin oo 18 ka mid ah ay hogaamin oo xulalka qaranka Wiilasha iyo Gabdhaha oo ka koobnaan doona Waa wyn  17- jirada iyo  3×3 oo Wiilal iyo Gabho isugu Jira.

Waxaan sidoo kale macalimiinta ku jira 3 macalin oo Mini Basketball loo  magacaabay kuwaa loo laga doonayo in ay soo saaraan ciyaartooy da’yar.

 

 

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line