• TODAY oo hogaamisay ciyaartooydii ka qeybgashay tartankii Ottawa

Waxaa magaalada Ottawa lagu soo gaba gabeeyay Tartankii la magac baxay SCFS Victoria Day Weekend 2015.

Tartankani ayaa waxaa magaaladda Toronto uga qeybgalay kooxda kubadda koleyga ee Xiddigaha iyo kooxda kubadda cagta ee dhallinta cuslaatay. Sidoo kale kooxda dhallinyarada ee Secmy ayaa iyaduna ka qeybgashay.

b

Uruka TODAY ayaa iyaduna halkaasi lagu casumay, iyagoo weliba hogaaminaayey dhamaan ciyaartooydii reer Toronto.

Maqaalkani oo maqal iyo muuqaal ah iyo dhamaan sawiradii la soco goor dhow.

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line