• TODAY Somali Week Oo Soo Gaaray Semi-final

Tatankii Somali Week Toronto 2014 oo ay soo qaban qaabisay ururka Today ayaa soo gaaray Semi-final

Ciyaarta kowaad ee semi-finalka ayaa waxaa wada ciyaari doonaa kooxda Dixon iyo Ottawa Stars. Ciyaartani ayaa waxay dhici doontaa maalinta Khamiista oo ay bishu tahay August 7,2014.

Ciyaarti labaad ee Semi-finalka oo dhici doonta August 8, 2014 ayaa waxaa foodda is dari doonaa kooxda Hilac iyo Seif.

 



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line