• Ciyaartooyda Qardho oo u dhoofay Tanzania

Ciyaartooyda Qardho City ayaa Toronto Pearson International Airport ka dhoofay, iyagoo kusii jeeda Tanzania.

Ciyaartooyda ayaa ka qeybgali doonaa tartankii Inner City oo lagu qaban doona Tanzania.

Haddaba intaaney ciyaartoyda ka dhoofin Toronto ayaa casho sharaf loogu qabtay magaalda Maqaxidda Istar.

Cashadani oo ay kasoo qeybgaleen bahda sportiga ee Toronto ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Madaxa HUD HUD Cumar Guumbe.

Xafaladan casha sharafta ah oo maql iyo muuqaal ka daawa xagga sare


 



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line