• Qori tuurkii ciyaaraha SEUKI 2014 oo la qabtay

Bahweynta sportiga ee Sweden ayaa caan ku ah qabashada ama abaabulka iyo isku keenida dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha ayagoo madadaalo u sameeyo haba ugu badnaatee cayaaraha kubadda cagta.

Gudoomiye ururka SEUKI Mudane Afrax ayaa sheegay in sannadkani uu tartankani ka xiiso badnaan doono kuwii hore isagoo xusay in sannadkani ay koob u gaar u u dhigi doonaan ciyaartoodi hore ee heerka kowaad "Serie A". Koox ka socota Toronto ayaa ka mid noqon doonta kooxahan.

Xafladii qori tuurka oo maqal iyo muqaal ah ka daawo xagga sare

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line