• Macallim Shiikha Oo Ka Soo Degtay Garoonka Diyaaradaha ee Toronto

Macallim Cabduqadir Daahir Shiikha ayaa xalay ka soo degtay garoonka diyaaradaha caalamiga ee Toronto (Toronto Pearson International Airport).

Macallim Bruno iyo Axmadey B. ayaa hogaaminaayey dhallinyaradii Shiikha kusoo dhaweysay garoonka diyaaradaha ee Toronto

Macallin Shiikha aaya in muddo ah ku maqnaa magaalada Muqdisho isagoo tababar halkaasi kusoo siiyay ciyaartooyda iyo macallimiinta kubadda koleyga.

Wareysi dheer oo maqal iyo muuqaal ah uu macallim Shiikha kaga hadlayo arrimo dhowr ah la soco goor dhow

 



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line