• Macallim Shiikha Oo Ka Degtay Garoonka Diyaaradaha Ee Muqdisho

Mudane Cabdulqaadir Sh. Daahir "Shiikha", ayaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ka degtay kadib markii uu casumaad rasmi ah ka helay xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda koleyga.

Shiikha ayaa lagu casumay inuu ka qeybgalo tartanka koob loogu magac daray Allaha u naxariistee Wiish.

Macallim Shiikha ayaa intuu joogo Muqdisho tababar siin doonaa xulka qaranka kubadda koleyga Soomaaliyeed.

Goor dhow ayaan idin soo gudbin doonaa faa'faahin dheer ee ku saabsan safarka Mudane Shiikha iyo waxyaabihii uu halkaa kala kulmay.

W/D Mohamed Busuri
mbusuri@xiddigaha.ca
 



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line