• Sheekh Mukhtaar oo si diiran loogu soo dhaweeyay Toronto

Waxaa Magaalada Toronto si diiran loogu soo dhaweeyey Sheekh Mukhtaar Shuute Shariif.

Sheekh Mukhtaar ayaa wuxuu ka mid ahaa ciyaartooydii hore ee Soomaaliya, isla markaana noqday Wasiir ku xigeenka Maaliyadda dowladdii Formaajo

Xafladan soo dhaweynta ah ayaa waxaa si weyn usoo qaban qaabiyay bahweynta Sportiga ee Toronto oo aan usoo kala harin.

Soo dhaweyntani oo maqal iyo muuqaal ah ka daawo xagga sare


 



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line