• Kooxda Kitchener ayaa ku guuleysatay koobkii Sosca Somali Week 2014

Ciyaartii finalks ee tartankani ayaa waxaa isaga horyimid kooxda kitchener iyo Al-hilal.
Ciyaartani oo aad u xiiso badnayd ayaa qeybtii hore ee ciyaarta waxay labadan kooxood ku kala nasteen min hal gool 1-1.
Qeybtii labaad ee ciyaarta ayaa kooxda kitchener ay dhaliyeen goolkii 2aad.


Inkastoo ay labadan kooxdba ay si weyn isu weerareen haddan wax gool oo kale wey iska dhalin wayeen

Ciyaartani ayaa waxay ku soo gaba gabowday 2-1 oo ay guusha ku raacdah kitchener, halkaani koobkii ku qaatay.
Koobkani ayaa waxaa kabtanka kooxda gudoonsiiyay Macallim C/llahi Saalax “Macaalim Tuke”

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line