• Summer Cup Toronto 2014

Waxaa magaalada Toronto ka furmi doona koob loogu magac daray Summer Cup 2014.

Tartankani ayaa waxaa ku loolamayaa 6 kooxod oo kala ah Dixon Fc, Xiddigaha, Ethiopian Sc, Seif Fc, Down Town iyo Black Stars.

Ciyaarihii ugu dambeeyay ayaa waxaa fooda is dary kooxda Seif iyo Downtown waxaan 3-2 ay guusha ku raacday Seif. Ciyaartii labaadna kooxda xiddigaha ayaa 3-1 kaga badisay Dixon.

Kala horeynta kooxaha

TEAM MP W D L GF GA PTS
XIDDIGAHA 3 3 0 0 7 1 9
SEIF 3 1 1 1 5 5 4
DOWN TOWN 3 1 0 2 5 6 3
DIXON 2 1 0 1 4 4 3
BLACK STARS 2 1 0 1 6 4 3
ETHIOPIAN SC 3 0 1 2 4 9 1



 

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line