• Seyga Ruushka Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Toronto

     

Waxaa magaalada Toronto booqasho gaaban ku yimid Guddoomiyaha uruka Midaynta Qurbajoogta Sportiga Somaliya, Mudane Axmednuur M. Hashi (Seyga Ruushka).

 

Casho sharaf soo dhaweyn ah ayaa Guddomiye Axmed Nuur loogu qabtay Dabagooye Restaurant ee ku taala magaalaa Toronto

Xafladan Casha sharafta ah ayaa waxaa si qurux badan u soo qaban qaabiyay bahweynta sportiga Toronto ee uu hogaaminayo Mudane Farah Oday.

Sida ay u dhacday xafladan oo maqal iyo muuqaal ah halka sare ka daawo.

W/D Mohamed Busuri
mbusuri@xiddigaha,ca




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line