• Tartankii dhallinyarada Toronto soo si xiiso leh u socda

Waxaa magaalda Toronto si xiiso leh uga socda tartankii Afro-Canadian Winter Cup.

Ciyaarihii ugu dambeeyay ayaa waxay u dhaceen sida tan:

Semcy oo u awood sheegatay Dixon : Waxaa ciyaar aad u xiiso badan dhex martay ciyaartooyda ay da'dooda ka yar tahay 16 jir (U16) ee kooxaha Dixon Fc iyo Semcy.

Kooxda Semcy ayaa u muuqatay iney aad ugu awood badan tahay Dixon iyagoo 11-0 ay guusha ku raacday.

Horseed oo kala dirtay Muqdisho:Kooxaha Horseed iyo Muqdish Fc ayaa iyaguna wada ciyaaray. Tababare Xarbi iyo kooxdiisa Horseed ayaa 7-5 ku kala diray Muqdisho. Kulankani ay wada yesheen labadan kooxood ayaa waxay ahayd U14 ama ciyaartooyda ay da'dooda ka yar tahay 14 jir

GROUP A-TABLE

U12

TEAM MP W D L GF GA PTS
DIXON FC 1 1 0 0 3 1 3
SEMCY 2 1 0 1 4 4 3
XIDDIGAHA FC 1 0 0 1 1 3 0

U14

TEAM MP W D L GF GA PTS
XIDDIGAHA FC 1 1 0 0 5 1 3
DIXON FC 1 0 0 1 1 5 0
SEMCY              

U16

TEAM MP W D L GF GA PTS
SEMCY 1 1 0 0 11 0 3
DIXON FC 1 0 0 1 0 11 0
XIDDIGAHA FC              

GROUP B-TABLE

U12

TEAM MP W D L GF GA PTS
HORSEED 2 1 1 0 5 4 4
MUQDISHO FC 1 0 1 0 3 3 1
HILAC FC 1 0 0 1 1 2 0

U14

TEAM MP W D L GF GA PTS
HILAC 1 1 0 0 5 2 3
HORSEED 1 1 0 0 7 5 3
MUQDISHO FC 2 0 0 2 7 12 0

U16

TEAM MP W D L GF GA PTS
HILAC FC 1 1 0 0 2 1 3
HORSEED 1 0 0 1 1 2 0
MUQDISHO FC              


 



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line