Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Bahda Isboortiga reer Toronto Gaar ahaan kooxda Banadir FC iyo maamulka shabakadda xiddigaha.ca Waxay tacsi u dirayaan Sadiq Farax Ducale, Said Farah Ducale, iyagoo ugu tacsiyadeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid hooyadooda allaha u naxaristeee marxuumad ASHKIRO XIRSI XALANE oo ku geeriyootay magaalada London UK.

Waxaan AIlaha awooda leh uga baryeynaa in marxuunda uu jaddandi Fardowsa ka waraabiyo, eheladii iyo asxaabtii ay ka geeriootayna uu samir iyo imaan ka siiyo

AAMIIN AAMIIN AAMIIN...

Tacsidan waxaa diraya dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin:

Macallim Tuke
Mussa Mohamed Nasir
Cusman Abanur "Bruno"
Cabdi Maxamud "Dheere"
Mukhtaar Maxamed "Cuti"
Cali Gurey
Salaad Shiinno
Mohamed Xaji" Urey"
Dr. Yusuf Shaqaaq
Oday Mursal
Farax Jamac "Odey"
Axmed Abukar "B"
Cantar Jeenyo
Eng. Yusuf Dheere
Eng. Abdisamed Sh. Qasim
Xassan Xarbi
Cumar Warsame
Anwar Taabit
Mohamed Busuri
Cumarey Baarba
Xaaji Ciise
Daahir Cali Xussen "Marshalle"
Daahir Boodaaye
Mohamud Dhoore
Imaan
Ahmed Bakari "Hamada"
Cabdulqadir Yuul
Hassan Bankari
Abdullahi Bule
Sheekh Baliiley
Kulmiye Xinbil
Mohamed Cali Shiikhey
Cabdulqadir Muuse "Nuuraaye"
Oday Mursal
Muuse Dhiblaawe
Maxamed Farax Qambi
Baashi Cali Bashi
Abdirabe Salah
Abdalla Salah "faris"
Mohamed "Ganey"
Cabdi Aadan
Maxamed Cali "Turunbo"
Cumar Dhiblaawe "Ganjab
Sharmarke Ducale
Burhan Yare
Cabdifatax Marayere
Cabdirisaaq Cadare
Shiikhnuur Mohamud Afrah "Shiikha"

Fadlan haddii aad dooneyso inaad tacsi dirto la soo xiriir

info@xiddigaha.ca