Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Bahda Isboortiga reer Toronto iyo maamulka shabakadda xiddigaha.ca waxay tacsi u dirayaan Wariye Mohamed Dahir , iyagoo ugu tacsidaynaya geeridii ku timid allaha u naxaristee hooyadii Marxuumad Dahabo Mohamud Mohamed oo ku geeriyootay dalka Kenya.

Waxaan Allaha awoodda badan uga baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo, marxuumada dhamaan qoyskii ay ka baxdayna uu samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN