Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Bahda Isboortiga reer Toronto iyo maamulka shabakadda xiddigaha.ca waxaa ay tacsi u dirayaan Ciyaartooygii hore ee kooxda Isnay Ali Mudey oo hooyadiisa Mooga Ali Hussein Allaha u naxaristee ay ku geeriyootay magaalda Jowhar ee dalka Somalia.

Tacsidan waxaa diraya dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin:

Macallim Tuke
Mussa Mohamed Nasir
Cusman Abanur "Bruno"
Cabdi Maxamud "Dheere"
Mukhtaar Maxamed "Cuti"
Dr Yusuf Shaqaaq
Farax Jamac "Odey"
Axmed Abukar "B"
Cabdi Diiriye "Deputati
Eng. Abdisamed Sh. Qasim
Eng. Yusuf Dheere
Halane Shiidle
Mohamed Busuri
Abdirab Salah
Aballa Salah "Faris"
Cabdulqadir Muuse "Nuuraaye"
Maxamed Cali "Turunbo"
Muuse Dhiblaawe
Maxamed Farax Qambi
Bashi Cali Bashi
Daahir Cali Xussen "Marshalle"
Daahir Boodaaye
Da'uud Ahmed "Dheere"
Hassan Harbi
Cabdi Aadan
Oday Mursal
Mohamed Ganey
Abdirisaq "Cadde"
Cumar Dhiblaawe "Ganjab
Cabdifatax Marayere
Aalow
Suleyman Hamilton
Saciid Dhuuni
Cabdirashiid Jemello
Cabdirisaaq Cadare

Waxaana Allaha awoodda badan uga baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo, marxuunta dhamaan qoyskii ay ka geeriyooteyna samir iyo iimaan ka siiyo.


Qofkii doonaayo in uu tacsiyo u diro qoyska iyo ehellada Marxuunta . Fadlan soo dir Email: info@xiddigaha.ca