Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Bahda Isboortiga reer Toronto, Washington DC iyo maamulka shabakadda xiddigaha.ca waxay si wada jir ah tacsi ugu dirayaan Cabdirsaaq Cabdi Xuseen "Xaaji", Ismaciil Qasaaye, Boondheer iyo Cali oo aabahooda Marxuum Cabdi Xuseen Xaaji ku geeriyooday magaalda Toronto ee dalka Canada.

Waxaana Marxuunka Allaha awoodda badan uga baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo, dhamaan qoyskii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN