• Istar Oo 3-2 Ugu Awood Sheegatay Somali Stars

 

Waxaa magaalada Toronto ka furmay tartankii kubadda cagta ee waqtiga qaboobaha. Tartankan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka Today, ayaa waxaa ku loolamaya 8 kooxood

Ciyaartii furtiaanka ayaa kooxihii wada ciyaaray ay u kala badiyeen sida tan hoos ku qoran:

Somali Starr 2-3 Istar

Kabul 1-1 Al-Hilal

Somali hall of fame 1-3 Y.Generation

Toronto \Stars 2-2 Dixon

W/D Mohamed Busuri

Sawir Qaade Mohamed Ganey

 

 

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line