• TODAY Oo Shahadooyin Gudoonsiiyay Taageereyasheeda

Uruka Today ayaa shahadooyin mahad celin ah siisay taagereyasheed gaar ahaan kuwii dhaqaale ahaan gacanta ka geystay tartankii Somali Week Toronto 2011

Ganacsatooyinkii la gudoonsiiyay Abaal marrintan ayaa waxaa ka mid ah:

Xawaalada Dahabshiil, Doctor Abdullahi Berih, Avtar Auto, xiddigaha.ca, Scal's Meat Pacers, CDYMS, Brighten Cleaners, Eagle Manor Pharmacy, CMP Halal Meat.

Gudoomiye Cantar Jeenyo oo Shahadooyinkan gudoonsiiyay dhamaan ganacsatooyinkan, ayaa aad ugu mahadceliyay sida hagar la'aanta ah oo ay u tagereen guddiga TODAY.

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line