• Toronto Oo Kala Dirtay Windsor

     


Nuuraye, Abdi Adan iyo Bule

Waxaa magaalada Toronto lagu qabtay ciyaar saaxiibtinimo, oo ay wada ciyareen kooxda reer Toronto iyo koox ka socotay magaalada Windsor.

Ciyaartan oo jawi qurxoon ku bilaabantay, ayaa labada kooxoodba waxay soo bandhigay ciyaar aad u wanaagsan.


Mohamed Ganey

Wixii hadba koox gool laga dhiliya ugu dambeyntii 4-2 ayaa waxay guusha ku raacday kooxda Toronto

Dhamaadkii ciyaarta ayaa Guddoomiye Axmed Al-Mataray sheegay inuu kooxda Toronto gambar gaaban ugu fadhiyo markey yimadaan Windosrna uu ka aarsan doono.


Sadiq, Sharmarke Baraxow, Farah Oday, Muuse iyo Abdinasir

Daawashada ciyaartan ayaa dadkii ka soo qeybgalay waxaa ka mid ah: Cabdi Adan, Bule, Nuraaye, Faarax Oday, Maxamed Ganey, Bashi Cali Bashi,Biixi, General Nello, Joof iyo dadweyne kala oo tiro badan.


Caga Weyne, Joof, Cadare iyo Jeneral Nello


Toronto Team


Windsor Team


Deeq Halane, Hassan Coole iyo Abdihakim Ottawa


W/D Mohamed Busuri

Sawir Qaade: Mohamed Ganey




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line