• Somali Stars Washington oo ku guuleysatay koobkii dhalinta cuslaatay

Kooxda Somali Stars Washington ayaa ku guuleysatay koobkii dhallinta cuslaatay.

Koobkani oo sannadkiiba mar lagu qabto magaalada Toronto ayaa waxaa wada ciyaara kooxda Somali Stars Washington iyo kooxda reer Toronto.

Labadii kulan oo ay yesheen kooxahani ayaa ciyaartii kowaad waxay ku kala tageen 1-1

Ciyaartii labaad ayaa kooxda reer Washingto ay 3-2 ugu awood sheegteen reer Toronto sidaana ay koobki ku qateen.

Goolkii ugu qurxda badnaa waxaa halkaasi ka dhaliyey Soomaaliyow.

Qadka dhexe waxaa si weyn uga dhex muuqday Sadiq oo ka tirsanaa kooxda Gadiidka ee heerka kowaad "Serie A"

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line