
Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qadaneynaa xiddigadii reer Mareykan ee kubadda Tenista oo wareegii kowaad laga badiyey,horeyna umey dhicin.
Akhyaartay xiddigaddan oo 32-jir ah horeyna Wimbledon ugu guuleystey 5-jeer bahweynta ciyaaraha jecel ee Ingiriiskuna aad u jeclyihiin iyo intii kale ee kala socotey Telifishanka u cuntamiweydey markii ay daaqadda ka baxdey wareegii kowaad Round-1-.
Haddaba gabadhan ka badisey ayaa ka soo jeedda Russia Elena Vesnina waligeedna kumey salaaxin ama kumey guuleysan koob Un seeded aduunkana waxay kaga jirta kaalinta 79-aad.Waxayna uga badisey Venus Williams 6-1-6-3 waa cajiib.
Venus waxay tiri waxaan ahay laacibad weyn,mana dareysani inaan awood lahayn tani mar-mar wey dhacdaa nafteydana kuma canaananayo waxaana diyaar u ahay inaan soo noqdo sanadka dambe.
W/D Jaahuur
xiddigaha.ca
|


Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line
|
|