• Toronto Winter Cup 2013

Waxaa magaalda Toronto goor dhow ka furmi doonaa tartankii kubadda cagta ee xilliga qabobaha (Winter Cup).

Tartankani ayaa waxaa lagu kala qaadan doonaa laba koob. Mid waxaa ku tartamaya 4 kooxood oo dhallinta cuslaatay ah. Koobka kalana 6 kooxood oo dhallinyaro ah ayaa isku arki doonaa

Furitaanka koobka dhallina cuslaatay waxaa wada ciyaari doonaa kooxda Hall of fame oo uu hogaaminayo Cadare iyo Bakri Media uu wata Burahan Yare.

Ciyaara labaad waxaa wada yeelan doonaa kooxda Xiddigaha uu hor kacay Maxamed Ganey iyo kooxda Dhown Town uu abaandule uu yahay Bul Bul.

Maqaalkan oo dhamestiran la soco goor dhow



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line