• Xafladii Sagootinta ee Mohamed Farah oo ay ku hashiyeen Oday & Said

Waxaa magaalda Toronto lagu qabtay xaflad aa u qurux badan oo lagu sii macsalaameynaayey Mohamed Farah "Debdamis"

Xafladan oo ay kasoo qeybgaleen bahweynta Sportiga ee Toronto ayaa waxaa soo qaban qaabisay uruka TODAY.

Bahweynta Sportiga ee Toronto ee uu hogaaminayo Aaw Baari ayaa isla xafladan ku hashiisiiyay Said Farah iyo Farah Oday

Maqaalkan xafladda oo maqal ah ka daawo xagga sare


 



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line