• Xiddigaha Iyo Hilac Oo Dhulka Ku Jiiday Horseed & Dixon

Xiddigaha 10-7 Horseed

XIDDIGAHA

Istar Cup 2012: Kooxda Xiddigaha iyo Horseed ayaa ciyaar aad u xiiso badan isaga hor yiimid. Bilowgii ciyaarta ayaa kooxda Xiddigaha dar dar aad u weyn garoonka la soo gashay, iyadoo 4 gool oo daran doori ah halkaasi ka dhalisay.

Qebybii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 6-2 oo ay ku hogaamineyso Xiddigaha.

Qeybtii labaad ee ciyaarta ayaa kooxda Horseed ay hurdada kasoo tooseen iyagoo halkaasi dhowr gool oo isku xigta ka dhaliyay.

HORSEED

Wixii hadba koox weerara lagu qaado ugu dambeyntii 10-7 ayaa waxay guusha ku raaacday kooxda xiddigaha.

Inkastoo kooxda horseed laga badiyay haddan ciyaartooyda iyo maalmulkooda ayaa waxaa lagu amaani karaa ineysan wax caro ah haba yaratee aaney hallkaasi ka muujin.

Hilac 2-1 Dixon

HILAC

Kulankii labaad ayaa waxaa wada ciyaaray kooxda Dixon oo hore uga soo badisay Horseed iyo Hilac oo ciyaarteedi kowaaad bar bardhac la soo gashay Xiddigaha.

Qeybtii hore ee ciyaartan ayaa labada kooxood ku kala nastay 0-0.

DIXON

Nasashadii ka dib ayaa kooxda Hilac ay weerar aan kala go' lahayn ku qadeen Dixon iyoagoo halkaasi 2 gool oo xiriir ah ka dhaliyay.

Dhamaadkii ciyaarta ayaa Dixon ay heshay goolka qura oo ay halkaasi ka dhaliyeen.

Gabagabadii ciyaarta ayaa Hilac 2-1 ay guusha kula hooyatay.

TEAM GP W D L GF GA PTS
Xiddigaha 2 1 1 0 14 10 4
Hilac 2 1 1 0 7 6 4
Dixon 2 1 0 1 5 5 3
Horseed 2 0 0 2 10 14 0

Is araga 1aad (Andata)

Date Time Match
Oct.17,2012 7:30 pm Xiddigaha 5-5 Hilac
  8:30 pm Dixon 4-3 Horseed
Date Time Match
Oct.24,2012 7:30 pm Xiddigaha 10-7 Horseed
  8:30 pm Dixon 1-2 Hilac
Date Time Match
Oct.31,2012 7:30 pm Horseed V Hilac
  8:30 pm Dixon V Xiddigaha

Is araga 2aad (Ritorno)

Date Time Match
Nov.07,2012 7:30 pm Dixon V Horseed
  8:30 pm Hilac V Xiddigaha
Date Time Match
Nov.14,2012 7:30 pm Hilac V Dixon
  8:30 pm Xiddigaha V Horseed
Date Time Match
Nov.21,2012 7:30 pm Dixon V Xiddigaha
  8:30 pm Hilac V Horseed

 

 

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line