• Hassan Tuke oo ka warbixiyay sababta keentay guuldarrada xulka qaranka

Hassan Abdullahi Salah "Hassan Tuke" oo ka mid ahaa ciyaartooydii kubadda koleyga ee naadiyada Jeenyo iyo Caymiska ayaa waresysi dheer siiyay Shabakadda xiddigaha.ca.

Wareysiga Hassan Tuke oo dhinacyo badan taabanaya ayaa wuxuu gaar ahaan si weyn ugu nuux nuuxsaday sababta keentay guul darrada xulka qaranka kubadda koleyga. Wareysigan oo maqal iyo muuqaal ah xagga sare ka daawo
 



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line