Waxa Magaaladda Atlanta ee Dalka Mareykanka Booqosho ku yimid Guddiga Isboortiga ee OHIO ka dib mar kii ay casuumad ka heleen Guddiga Isboortiga ee Atlanta oo ay wada shaqeyn qoto dheer ay ka dhaxeysay,labadaan guddi waxay Horumarinta Isboortiga ka wada shaqeynaayeen 12kii sano ee ugu dambeysay iyagoo mar kastaba diradda saaraayey si Ubadka Soomaaliyeed loogu barbaarin lahaa Isboortiga danta laga lahaana ay aheyd in laga weeciyo dhaqanadda Xun Xun oo Mustaqbalkooda wax yeeli kara,waxaana mooda in qorshahaasi uu meel fiican maraayo wallow lagu wada guuleysanin laakiin dhabihii saxda aheyd lagu taaganay,waxaana labadaasi guddi go'an in barta la hiigsanaayo la gaaro.
adeegsanaayeen dhaqaaq badan iyo xukunka Kubadda,mar marka qaar waxay isticmaalaayeen isu dhii dhiib dheer dheer oo keeni kara in Ciyaartoyda qaar ay dhex xuluushaan goobaha loo baneeyo,waxay farsamooyin casriyeysan ay labada koox isticmaalaan,waxay la tashiyo la sameeyaan tababarayaashooda waxa akhiritaankii Koobkii loogu dabaakldegaayey maalmahaasi hantay Kooxdii ka socotay Gobolka OHIO oo sanadkaan soo bamdhigay Ciyaar casriyeeysan oo dadweynihii reer Atlanta ka yaabisa,waxaana halkii loogu tumay Sacab lagu dhiiri gelinaayey Kooxda reer OHIO madaama ay mudanyihiin,waxayna Abaalmarintii sanadkaan lagu tartamaayey la baqoolay reer OHIO.
fududeyn doono in Bahweynta Isboortiga ay ku abaabulaan tartamadda fooda nagu soo haya,waxaana Axmed Dieshe leenahay waxaad Ummada Reer Atlanta u qabatay waa arrin taarikhda kuu geli doonta,door wanagsanna ka qaadan doonta hirgelinta Isboortiga ee Atlanta.waxaana xafladii ku soo dhamaatay guul.
W/D Dr Ali Osman |
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line
|